Ergyga Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, Maxamed Saalax Anaadiif

Ergyga Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, Maxamed Saalax Anaadiif iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka socda AMISOM ayaa kulan kula yeeshay magaalada Minneapolis jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota ku nool. Anaadiif ayaa ku sugnaa maalmahan magaalada Minneapolis, iyadoo kulanka uu qayb ka yahay kulammo uu la yeelanayay Soomaalida qurbaha ku nool, isagoo bishii May ee … Continue reading Ergyga Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, Maxamed Saalax Anaadiif